Friday 26 October 2012

Gabax

Gabax

Warbixin dhawan naga soo gaartay Dhanka Siyaasiyiinta iminka ku sugan Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan faroole uu waji gabax kala kulmay Saraakiisha amaanka Kenya iyo Xoghayaha Guud ee Dalka Mareykanka Hillary Clinton xili la adkeeyay amaanka dalkaasi Kenya. Waxaa lagu soo waramaaya in Madaxweyne Faroole uu Khilaafay habsami u socodka shirka Roadmap-ka  islamarkaana uu doonayay in si gaar ah uu ula kulmo Xoghayaha Arimaha Dibeda Ee dalka Mareykanka Hillary Clinton hayeeshe Arinkaasi ay layaab ku noqotay Ciidamada amaanka Kenya. Wararka aan heleyno ayaa intaa kusii daraayo in Faroole uu doonaayay in kulankii Hillary Clinton uu uga faalodo Siyaasada gaarka ah ee Puntland balse ila wareedyo aan helnay dhawaan ayaa sheegayan in Madaxweyne Faroole laga soo fogeeyay gabi ahaan agagaarka Hotelka iyo madaxtooyada Kenya isaga oona looga shakiyay in uu damacsanaa falal ka duwan baahida uu u qabay la kulanka Hillary.

Gabax

Gabax

Gabax

Gabax

Gabax

Gabax

Gabax

Gabax

Gabax


No comments:

Post a Comment